Wiil 13-sano jir Soomaali ah oo u geeriyooday Cudurka Caronavirus iyo Qoyskiisa oo…

Wiil yar oo 13-sano jir Soomaali ah kuna noolaa magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska ayaa u geeriyooday cudurka Caronavirus oo hada kusii faafaya meelo badan oo caalamka kamid ah. Ismaaciil Maxamed C/wahaab oo 13-sano jir ahaa horeyna aan u qabin cuduro kale ayaa u geeriyooday  caronavirus, waxaana wiilkan markii lagu arkay calaamadaha cudurkan la … Continue reading Wiil 13-sano jir Soomaali ah oo u geeriyooday Cudurka Caronavirus iyo Qoyskiisa oo…